Xabad joojintii Israel iyo Xamaas oo dhaqan gashay iyo dabaaldegyo socda (Sawirro)

Xabad joojin ayaa ka dhaqan gashay Marinka Qaza saacadihii hore ee subaxnimadii Jimcaha ka dib markii Masar ay dhexdhexaadisay heshiis u dhexeeya Israel iyo Xamaas oo lagu joojinayo xabadda 11 maalmood duqeymo la is dhaafsanayey ka dib. Bayaan ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Yahuuda Benjamin Netanyahu ayaa lagu sheegay in golaha amniga ay si … Continue reading Xabad joojintii Israel iyo Xamaas oo dhaqan gashay iyo dabaaldegyo socda (Sawirro)